|
No. |
Hantida |
Goobta uu ku yaal |
|
1 |
Xarunta Bankiga Dhexe |
Degmada Xamar weyne |
|
2 |
Garaashka Bankiga Dhexe |
Degmada Xamar weyne |
|
3 |
Dugsiga Tababarka Shaqaalaha Bankiga |
Degmada Xamar weyne |
|
4 |
Bankiga Salaam |
Degmada Xamar weyne |
|
5 |
Guriga Guddoomiyaha Bankiga |
Degmada Hodan Zone Digfeer |
|
6 |
Guriga Agaasimaha Guud Bankiga |
Degmada Hodan Zone Digfeer |
|
7 |
Guryaha Shaqaalaha Bankiga Dhexe & Dhul Banaan |
Degmada Mediina |
|
8 |
Warshada Dayactirka & Isgaarsiinta Bankiga |
Degmada Yaaqshiid |
|
9 |
Shirkadda FIMA |
Degmada Shangaani |
|
10 |
Laanta Madaganayaasha |
Degmada Boondheere |
|
11 |
Naadiga Bankiga Dhexe ee Liido |
Degmada Cabdicasiis |
|
12 |
Guryaha Shaqaalaha Bankiga Ganacsiga |
Degmada Hodan (Kasa popolare) |
|
13 |
Laba Guri Madaxeed |
Degmada Hodan (Kasa popolare) |
|
14 |
Laanta Bankiga ee Wardhiigleey |
Degmada Wardhiigleey |
|
15 |
Laanta Bankiga ee KM4 |
Degmada Waabari |
|
16 |
Laanta Bankiga Wadajir & Guryaheeda |
Degmada Mediina |
|
17 |
Laanta Shariif Abbow |
Degmada Shangaani |
|
18 |
Xarunta Dhexe Bankiga Ganacsiga |
Degmada Shangaani |
|
19 |
Laanta 1aad ee Bankiga (Napoli) |
Degmada Shangaani |
|
20 |
Laba guri dabaq ah (ka soo horjeedka Wakaalada Xooga Korontada Umadda) |
Degmada Xamar weyne |
|
21 |
Xarunta Keydka Shidaalka ee Bankiga |
Degmada Hodan |
|
22 |
Xarun Bankiga (ka soo horjeedka Warshada Xiirey Qaasim |
Degmada Mediina |
|
23 |
Guri Deegaan (kasoo horjeedka Dugsiga 21-ka October |
Degmada Waabari |
|
24 |
Guriga Guddoomiyaha Bankiga Ganacsiga |
Degmadda Boondheere |
|
25 |
Guriga uu degganaa Safiirka Ingiriiska |
Degmadda Boondheere |
|
26 |
Guryo Shaqaale (Jaango’an) |
Degmadda Boondheere |
|
27 |
Laanta Fagax ee Bankiga |
Degmada Yaaqshiid |
|
28 |
Laanta Hodan ee Bankiga |
Degmada Hodan |
|
29 |
Laanta Bankiga ee Wakaalda Muuska |
Degmada Shangaani |
|
30 |
Dhismaha Croce Del Sud (Qayb ka mid ah) |
Degmada Xamar weyne |
|
31 |
Dhismaha Alto Modo |
Degmada Xamar weyne |
|
32 |
Guri Deegaan (dhabarka Dugsiga sare Bartamaha) |
Degmada Shangaani |
|
33 |
Laba Guri deegaan (isku dhegen) Mariino |
Degmada Cabdicasiis |
|
34 |
Garaash weyn (sarta Xeyle bariise) |
Degmada Heliwaa |
|
35 |
Warshada Baastada & 18 guri oo ay isku meel kuwada yaalaan |
Degmada Yaaqshiid |
|
36 |
Dhul Banaan (Warshada Baastada) |
Degmada Yaaqshiid |
|
37 |
Laba guri oo min laba dabaq ah (madaxda warshada baastada) |
Degmada Yaaqshiid |
|
38 |
Laba guri oo kuyaal Dugsiga Sare Banaadir agtiisa |
Degmada Hodan |
|
39 |
Warshada iyo Dhulka Ferro Somala |
Degmada Kaaraan |
|
40 |
“ “ “ Sopral ee ku dhow xabsiga dhexe |
Degmada Xamar jajab |
|
41 |
Dhulweyn Jaziira Xooga korontada |
Degmada Madiino |
|
42 |
Dhulweyn & Ceel Aagga KM 8 |
Wadada Muqdisho-Afgooye |
|
43 |
Xarunta NSS-ta (Godka Jilicow) |
Degmada Boondheere |
|
44 |
Guri Dabaq ah (Koogaar agtiisa) |
Degmada Boondheere |
|
45 |
Guri laga wareejiyey Mahdi Shariif |
Degmada Xamar jajab |
|
46 |
Dhismaha Qaybta Xiriirka Dibadda |
Demadda Shangaani |